Wikipedia:Ku saabsan
| Hadda Wikipedia Soomaaliga |
|---|
| Wikipedia waxuu adeegsadaa MediaWiki 1.47.0-wmf.5 (70bf304). |
| waxaa ku jira 10,486 maqaal, iyo 31,593 bog guud ahaan. |
| waxaa kaloo jira 297,826 bedel. |
| waxaa ku jira 0 faylal. |
|
waxaa ku jira 45,533 gude galayaal diiwaan gashan, waxaa ka mid ah 1 Maamule. |
|
macluumaadkaan waa mid lahubo kasoo biloow 16:00 taariikhda Juun 5، 2026. (Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay) |
Wikipedia waa mashruuc luqado kala duwan leh, kaasoo ujeedadiisa ay tahay in la sameeyo goobo maqaalada lagu qoro kuwaasi oo sii bata lana sii saxo. Maqaaladaasi oo ay u fasaxanyihiin dhammaan dadka oo dhan uusan qofna ku doodikarin in ay yihiin kuwiisa. Wikipediaha luqada Ingiriiska waxaa la bilaabay 2001 midkiisa afka soomaaligana waxaa la'bilaabay 2004. Caawinaad waxaad ka helaysaa bogga Caawinaada; Qoritaanka maqaalada waxaad ku barbarankartaa Bacaadka ama midka ingiriiska Sandbox, meeshaasna waxaad wax ugu tijaabinkartaa sidii aad doontid.