Rah
noocyo kala duwan oo rah ah
Kala soocida cilmiga ah
Noocyada

Archaeobatrachia
Mesobatrachia
Neobatrachia
 
Noocyo badan oo rah ah ayaa jira

Deegaanada laga helo raha (midabka cagaarka ah)

Rah (Af Ingiriis: frog; Af Carabi: ضفدع) (magaca Sayniska: Anura) waa xayawaan ka mid ah beribiyood kaasi oo ku nool biyaha macaan iyo meelo ka mid ah dhulka.

Qoraalo Kale

wax ka badal