FIFA

FIFA

Gianni Infantino

FIFA fr (Fédération Internationale de Football Association)

FIFA World Football Organization oo gacanta ku haysa Fooballka aduunka , Fifa oo fadhigeedu yahay dalka Switzerland ee Yurub ayaa gacanta ku haysa kubbada cagta aduunka iyada oo indhaha caalamka ka eegaysa , waxa ay u kala qaybsantay gobolo ay ka mid yihiin africa iyo yurub , warbaahinta maraykanka ayaa tilmaamaysa in laga yaabo in somaliland ay xubin ka noqoto FIFA. iyadoo ay sabab u tahay aqoonsiga dalka sanadka soo socda.


Kubedka Naga

wax ka badal

Kubedka Nimanka

wax ka badal

Sido Kale fiiri

wax ka badal